Talyaaniga oo lagala wareegay tirada dadka ugu badan ee u dhintay Caronavirus

Waxaa sii kordhaya tirada dadka daafaha caalamka ugu geeriyoonaya cudurka Caronavirus iyo kuwa uu ku dhacayo, waxaana wadamada caalamka ay wadaan dadaalo ay ku doonayaan in lagu xakameeyo caabuqan saf marka ah. Dalka Talyaaniga ayaa hogaaminayay tirada dadka ugu badan ee u dhintay cudurka Caronaviru, hasa ahaatee dalka Mareykanka ayaa hada noqday dalka ay dadka … Continue reading Talyaaniga oo lagala wareegay tirada dadka ugu badan ee u dhintay Caronavirus